Qeexid
"Raxmad iyo debacsanaan loo yeesho nafley dhibaateysan."
Qeexid Xigta
ld beernuglaan.
"Raxmad iyo debacsanaan loo yeesho nafley dhibaateysan."
ld beernuglaan.
Wadaag:
Qof raxmad badan ahaansho.
f.mg4
-glaa, -glayd
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Qof raxmad badan noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Nafley dheddig oo abaahida ama galmada horeba ku rinta; tiblabood. ld qarnugul.
m.l
Wadaag:
beer holac m.l (daaw.) Halaamacoodka beerka oo uu keeno fiirus, sun ama difaac jireed oo aan cadi ahayn.
Wadaag:
Niyad dabacsanaan raxmadi ku jirto.
Fuleynimo.
Adkaysi yari.
m.l
Wadaag:
Dhul miro ku abuurid.
Ku b.: dareen gaar ah ku abuurid (qof).
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Xubin uurkujirta ah lafdhabarleyda ka mid ah midabkeedu madow guduud ku dheehanyahay ah oo samaysa xammeetida, dhiiggana wixii sumeynaya ka ilaalisa.
Qaybta dhexe ee miraha, jilicsan, qolof ku dahaaran oo uu geedku ka dhasho.
m.l
Wadaag:
Beer ka dhigasaho. beerqaad1 m.l ld beerqaadid.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-ro, m.l) Dhul la falay oo dhir, miro, badar iwm lagu abuuri karo.
m.dh
Wadaag:
Miro sida lawska yicibta iwm. qubka sare ka qaadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: