Qeexid
"Beer ka dhigasaho. beerqaad1 m.l ld beerqaadid."
[-rtay, -ratay]
beer tay
beer atay
f.g3"Beer ka dhigasaho. beerqaad1 m.l ld beerqaadid."
Wadaag:
beer holac m.l (daaw.) Halaamacoodka beerka oo uu keeno fiirus, sun ama difaac jireed oo aan cadi ahayn.
Wadaag:
Xubin uurkujirta ah lafdhabarleyda ka mid ah midabkeedu madow guduud ku dheehanyahay ah oo samaysa xammeetida, dhiiggana wixii sumeynaya ka ilaalisa.
Qaybta dhexe ee miraha, jilicsan, qolof ku dahaaran oo uu geedku ka dhasho.
m.l
Wadaag:
Dhul miro ku abuurid.
Ku b.: dareen gaar ah ku abuurid (qof).
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Miro sida lawska yicibta iwm. qubka sare ka qaadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ro, m.l) Dhul la falay oo dhir, miro, badar iwm lagu abuuri karo.
m.dh
Wadaag:
Fuulid degdeg ah oo faras aan koora lahayn la fuulo. ld beersaarid.
m.dh
Wadaag:
Nooc ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed ka mid ah, oo leh jiib, jaan, sacab iyo biro la isku garaaco oo ragga iyo dumarku ay wada ciyaaraan.
ld beeraley.
m.dh
Wadaag:
(-rnaa, rnayd) Miro, geedo iwm wax dhul lagu beeray ahaansho.
f.mg4
Wadaag:
Miro geedo iwm wax baxay noqosho.
Ku b.: qof, dareen gaar ah ku abuurmid.
f.mg1
Wadaag: