Qeexid
"Nooc ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed ka mid ah, oo leh jiib, jaan, sacab iyo biro la isku garaaco oo ragga iyo dumarku ay wada ciyaaraan."
Qeexid Xigta
ld beeraley.
"Nooc ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed ka mid ah, oo leh jiib, jaan, sacab iyo biro la isku garaaco oo ragga iyo dumarku ay wada ciyaaraan."
ld beeraley.
Wadaag:
beer holac m.l (daaw.) Halaamacoodka beerka oo uu keeno fiirus, sun ama difaac jireed oo aan cadi ahayn.
Wadaag:
Beer ka dhigasaho. beerqaad1 m.l ld beerqaadid.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Dhul miro ku abuurid.
Ku b.: dareen gaar ah ku abuurid (qof).
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Miro sida lawska yicibta iwm. qubka sare ka qaadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ro, m.l) Dhul la falay oo dhir, miro, badar iwm lagu abuuri karo.
m.dh
Wadaag:
Xubin uurkujirta ah lafdhabarleyda ka mid ah midabkeedu madow guduud ku dheehanyahay ah oo samaysa xammeetida, dhiiggana wixii sumeynaya ka ilaalisa.
Qaybta dhexe ee miraha, jilicsan, qolof ku dahaaran oo uu geedku ka dhasho.
m.l
Wadaag:
Kalaggoysyada xubnaha oo biyuhu ku jiraan sida lawga iyo canqawga middood.
m.dh
Wadaag:
Miro geedo iwm wax baxay noqosho.
Ku b.: qof, dareen gaar ah ku abuurmid.
f.mg1
Wadaag:
(-rnaa, rnayd) Miro, geedo iwm wax dhul lagu beeray ahaansho.
f.mg4
Wadaag:
Xilliga dalagga beeraha la gooyo oo ku beegan bilowga xagaaga iyo diraacda (jiilaal).
m.l
Wadaag: