Qeexid
"Fuulid degdeg ah oo faras aan koora lahayn la fuulo. ld beersaarid."
"Fuulid degdeg ah oo faras aan koora lahayn la fuulo. ld beersaarid."
Wadaag:
Beer ka dhigasaho. beerqaad1 m.l ld beerqaadid.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
beer holac m.l (daaw.) Halaamacoodka beerka oo uu keeno fiirus, sun ama difaac jireed oo aan cadi ahayn.
Wadaag:
Dhul miro ku abuurid.
Ku b.: dareen gaar ah ku abuurid (qof).
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nin naag u galmoosho.
Wan lax kudud.
Wax, wax kale dul dhigasho.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-ro, m.l) Dhul la falay oo dhir, miro, badar iwm lagu abuuri karo.
m.dh
Wadaag:
Xubin uurkujirta ka mid ah, beerka u eg kase yar oo dhiigga wax ka samaysa.
Cudur beeryarada ku dhaca; sunbay; weled.
m.dh
Wadaag:
(c.daaw.) Xubin ay leeyihiin lafdhabarleydu, oo ku yaalla caloosha dabadeeda, kaas oo asal ahaan ka samaysan nudo limfo oo isu tegey. Shaqadeeda waxa ka mid ah soo saaridda limfosaytyada iyo baabi'inta walxaha qalaad. Waxay u dhaqantaa sidii kaydiye unugyada cascas, waxaana ay joogteysaa wareeggooda tiro ahaaneed.
m.l
Wadaag:
Xoolo naftu ka baxayso rafasho.
Ku b.: wax burburin ama baabbi'in.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Xubin uurkujirta ah lafdhabarleyda ka mid ah midabkeedu madow guduud ku dheehanyahay ah oo samaysa xammeetida, dhiiggana wixii sumeynaya ka ilaalisa.
Qaybta dhexe ee miraha, jilicsan, qolof ku dahaaran oo uu geedku ka dhasho.
m.l
Wadaag:
Miro sida lawska yicibta iwm. qubka sare ka qaadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-rnaa, rnayd) Miro, geedo iwm wax dhul lagu beeray ahaansho.
f.mg4
Wadaag: