Qeexid

"(-do, m.l) Lacag bir ah oo ka mid ah sarrifka rubbiyadda oo u dhiganta toban senti."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beesad oo kali ah:
  • Sida la og yahayna sheeko-xariir caan ahi waxay sheegaysaa in Abeesadu tahay shaydaan isdhalan rogay.
  • . Abeesada taan sanqarta iyo tan aammusan, tan aamusan baa la qaatay.