Qeexid

"Lacag."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beeso oo kali ah:
  • Waxaan ku riyoodaa anigoo mar qar buur ah ka sii dhacaya, oo hoosna ay igu sugayaan mas iyo abeeso weyn oo afka kala haya, oo markii aan afkooda ku dhex-dhacana hilibkeyga faqanaya.
  • Laakiin nasiibdarro, dhiiggii oo gobo’leynaya weli damiirlaaweyaashii gurbaankoodii qabyaaladda ayay gubta ku hayaan, waxmagaratadiina godkii abeeso ayay sidii iskugu garbinayaan oo isku gurayaan.