Qeexid

"Dhammaad; idlaad."

Qeexid Xigta

Kibir. beexaan2 f.mg1 (-aamay, -aantay; -aami) 1. Wax dhammaansho. 2. Qof kibrid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beexaan oo kali ah:
  • Madfac maanta ku basaday Deegaanka Beexaani ee Magaalada Muqdisho oo ay ku geeriyoodeen Ganacsato Soomaaliyeed..
  • Cabdalla Nuuradiin ayaa ku dhintay goor dhoweyd agagaarka Beexaani, kadib markii uu wadnaha istaagay, abaarihii 5-tii galabnimo xilliga Muqdisho, xilli uu fadhiyay goob uu inta badan galbihii fariisan jiray.