"Digir la shiiday basbaas, toon iyo basal lagu daray oo la dubay. ld bejiye."
Wadaag:
ld bejiyo.
m.dh
ld boji.
f.mg2
-iyay, -isay
ld bojin.
m.l
biyo galo m.l (daaw.) Halaamacoodka maqaarka oo uu keeno fiirus waxaana lagu yaqaan finan yaryar oo biyo ku jiraan.
biyo fataahid.
Xabag udgoon, lagu uunsado oo ka baxda geedaha meyddiga moxorka, guraha iwm.
Wax quruxdooda muujin.
f.g2