Qeexid

"Belo dhibaato weyn oo xambaarsan murugo iyo tiiraanyo. ld balaayo, belo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine