Qeexid

"Holac weyn oo dabka ka baxo marka la shido."

Qeexid Xigta

ld belbelid. ld belel1. belbel2 f.mg1 () 1. Meel jirka ka mid ah oo dhaawac ah xanfaafid. 2. Dab holac weyn bixin. ld belel2.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga belbel oo kali ah:
  • Xaafadweynta Belbela ayaa duleedkeeda waxaa maanta dhacay dabbaaldeg ay ciidanku rac-rac u soo mareen iyaga oo salaan siinaya Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.
  • Xaafadweynta Belbela ayaa duleedkeeda waxaa maanta dhacay dabbaaldeg ay ciidanku rac-rac u soo mareen iyaga oo salaan siinaya Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.