Qeexid
"Qof, beled aadid si uu ugu soo nasto."
[-stay, -satay]
beledeys tay
beledeys atay
f.mg3"Qof, beled aadid si uu ugu soo nasto."
Wadaag:
(-ldaan, m.dh) Degaan leh guryo badan, dukaamo, dugsiyo, isbitaallo, waddooyin dhaadheer iwm; magaalo.
m.l
Wadaag:
Socod habeen haween ugu haasaawo tegid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax belo ku ridid. belel1 m.l ld belbelid.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Wax bixintooda diyaar loo ahaa cashasho.
D. ah: timo jarriin ka dhaafid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag: