Qeexid
"Wax belo ku ridid. belel1 m.l ld belbelid."
[-leeyay, -leysay]
bele eeyay
bele eysay
f.g2"Wax belo ku ridid. belel1 m.l ld belbelid."
Wadaag:
(-ldaan, m.dh) Degaan leh guryo badan, dukaamo, dugsiyo, isbitaallo, waddooyin dhaadheer iwm; magaalo.
m.l
Wadaag:
Qof, beled aadid si uu ugu soo nasto.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
(-llo, m.dh) (c.fal.) If ku wareegsan qorraxda oo laga arki karo girgirka madow ee dayaxa marka uu dhaco dayax madoobaad buuxa.
m.l
Wadaag:
Cunto si habsami leh u qaybin.
f.g2
-eeyay, -eysay
Wadaag: