Qeexid
"ld belbel2."
[-elay, -eshay]
belel2 lay
belel2 shay
f.g1"ld belbel2."
Wadaag:
(-ldaan, m.dh) Degaan leh guryo badan, dukaamo, dugsiyo, isbitaallo, waddooyin dhaadheer iwm; magaalo.
m.l
Wadaag:
Koox dabeeci ahaan sabo ku wada uuman, oo isugu jira sinjiyo dhir iyo xayawaanba leh.
m.dh.u
Wadaag:
Wax belo ku ridid. belel1 m.l ld belbelid.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
(-llo, m.dh) (c.fal.) If ku wareegsan qorraxda oo laga arki karo girgirka madow ee dayaxa marka uu dhaco dayax madoobaad buuxa.
m.l
Wadaag:
Wax la beddelay ka dhigid; wax wax kale ku doorin. ld baddal2.
f.g1
-elay, -eshay
Wadaag:
Qof, beled aadid si uu ugu soo nasto.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: