Qeexid
"ld banii-aadan."
"ld banii-aadan."
Wadaag:
Dadka Eebehay dunida guudkeeda ku abuuray oo dhan. ld banii aadmi, benii-aadan, benii-aadmi, binii aadan banii-aadannimo m.dh Banii-aadan ahaansho. ld benii-aadannimo, binii-aadannimo.
m.l.u
Wadaag:
Deyd dhagax ka samaysan oo beeraha timirta lagu kala qoqobo.
Cariish ka samaysan dhagax iyo qoryo.
(ld bini) Lacag bir ah ka mid ah lacagta sarrifka ee Ingiriisiga o laba iyo tobankii beni u dhiganta hal shilin.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Daawo ka sameysanta jeermiga loo yaqan “penicillum - notatum” loona isticmaalo daaweynta caabuqa oo ay keenaan jeermiyaal aad u kala duwan.
m.dh
Wadaag: