Qeexid
"Hawl ama ciyaar socotay joojin."
[-day, -dday]
benned ay
benned day
f.g1"Hawl ama ciyaar socotay joojin."
Wadaag:
(-dmay, -dantay; -dmi) Hawl, ciyaar iwm wax la benneday noqosho. bennedan2 f.mg4 Hawl ama ciyaar socotay oo la joojiyey ahaansho.
f.mg1
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Deyd dhagax ka samaysan oo beeraha timirta lagu kala qoqobo.
Cariish ka samaysan dhagax iyo qoryo.
(ld bini) Lacag bir ah ka mid ah lacagta sarrifka ee Ingiriisiga o laba iyo tobankii beni u dhiganta hal shilin.
m.l
Wadaag:
(-ldaan, m.dh) Degaan leh guryo badan, dukaamo, dugsiyo, isbitaallo, waddooyin dhaadheer iwm; magaalo.
m.l
Wadaag: