Qeexid

"ld barbar1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga berber oo kali ah:
  • UDUB oo olole ka wada gobolka Saaxil Musharaxiinta dawladaha hoose ee degaanka gobolka Saaxil ayaa Arbacadii doraad dadka reer Berbera kala hadlay fagaaraha la yidhaahdo 26-ka Juun, waxaana halkaa isugu soo baxay dadweyne tiro badan.
  • Welina Berbera may soo marin maanta ka hor roobab da’a oo laba maalmood gudahood qashinki, biyihii iyo dhoobadiiba lagaga nadiifiyey, iyadoo hadda ka hor roobabka da’ magaalada ay dhibaato ka dhallan jirtay.”