Qeexid
"ld barbar1."
"ld barbar1."
Wadaag:
berberan2 f.mg4 (-rnaa, -rnayd) ld dardaran
berberan1 f.mg1 () ld dardaran1. berberan2 f.mg4 (-rnaa, -rnayd) ld dardaran2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Xubin uurkujirta ah lafdhabarleyda ka mid ah midabkeedu madow guduud ku dheehanyahay ah oo samaysa xammeetida, dhiiggana wixii sumeynaya ka ilaalisa.
Qaybta dhexe ee miraha, jilicsan, qolof ku dahaaran oo uu geedku ka dhasho.
m.l
Wadaag:
Waqti aan xaddidnayn ee la soo dhaafay; waa; jeer; seben.
(-iyo m.dh) Dharaar iyo habeenkeeda.
B.ga: maanta.
m.l
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Maalin bilaabasho, waagii baa bariyay.
f.mg1
Wadaag: