Qeexid
"ld bardad2."
[-day, -dday]
berded2 ay
berded2 day
f.mg1"ld bardad2."
Wadaag:
(-dad, m.l) (xis.) Summad A. Cabbirka ama baaxadda dul. Dushu waxa ay noqon kartaa dul sallax ah ama dul xoodan. Halbeegga caalamiga ah ee bedka waa mitir labajibbaaran (m2).
m.l
Wadaag: