Qeexid
"Baryidda habeen meel la baryo. ld beridhaxmo (2)."
"Baryidda habeen meel la baryo. ld beridhaxmo (2)."
Wadaag:
Sahay ku filan hal beri oo safar ah.
ld beridhax.
m.dh
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Maalin bilaabasho, waagii baa bariyay.
f.mg1
Wadaag:
Waqti aan xaddidnayn ee la soo dhaafay; waa; jeer; seben.
(-iyo m.dh) Dharaar iyo habeenkeeda.
B.ga: maanta.
m.l
Wadaag:
(-xyo, m.dh) (baay.) Tafiirta ay waalidkood ugu yaraan hal astaan ku kala duwanyihiin.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Cudur ka yimaada cunnoxumo gaar ahaan fiitamiin B1 la'aan. Waxuu ku badanyahay dadka badsada cunidda badarka ama bariiska la tumay. Kaasoo xuubka laga qaaday, xuubka waxa ku badan fiitamiin B1.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Waqti barwaaqo badan oo aan dhibaato jirin.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Dhaqdhaqaaq mawjadda oo kale ah oo ku socda xubnaha qaarkood ee jirka kuma xirna rabista qofka, wuxuuna caan ku yahay xubnaha ka sameysan muruq wareegsan iyo muruq dherer u dhigan - sida: xiidmaha.
m.l
Wadaag: