Qeexid
"(-do, m.l) Meel loo dhisay in ay biyo galaan oo lagu kaydsado.2."
"(-do, m.l) Meel loo dhisay in ay biyo galaan oo lagu kaydsado.2."
Wadaag:
(-do, m.l) Qeyb guriga ka mid ah oo fadhi loogu tala galay. ld barsad, barso, bersad, berso.
m.dh
Wadaag:
Waqti aan xaddidnayn ee la soo dhaafay; waa; jeer; seben.
(-iyo m.dh) Dharaar iyo habeenkeeda.
B.ga: maanta.
m.l
Wadaag:
(-ldaan, m.dh) Degaan leh guryo badan, dukaamo, dugsiyo, isbitaallo, waddooyin dhaadheer iwm; magaalo.
m.l
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Maalin bilaabasho, waagii baa bariyay.
f.mg1
Wadaag: