Qeexid
"ld berrito. Maalinta maanta iyo saaddambe u dhexeysa."
Qeexid Xigta
B. dambe: maalinta b. xigta, saaddambe.
"ld berrito. Maalinta maanta iyo saaddambe u dhexeysa."
B. dambe: maalinta b. xigta, saaddambe.
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Maalin bilaabasho, waagii baa bariyay.
f.mg1
Wadaag:
(-nno, m.dh) Meel bannaan, dhir ku hareereysan oo degaan ku habboon, ruun.
m.l
Wadaag:
Maalinta markaas la joogo ayaanteeda saddexaad oo soo socota; saaddambe.
m.dh
Wadaag:
(-yo, m.dh) Dir ka mid ah lafdhabarleyda sida raha. Berribiyoodka waxa lagu tiriyaa inay yihiin xayawaankii ugu horreeyey ee lafdhabarleyda ahaa ee dhulka ku noolaa, qaar badan oo astaamahooda ka mid ahina waxay muujinayaan inay qabatimeen nolosha berriga.
m.l.u
Wadaag:
Waqti aan xaddidnayn ee la soo dhaafay; waa; jeer; seben.
(-iyo m.dh) Dharaar iyo habeenkeeda.
B.ga: maanta.
m.l
Wadaag: