Qeexid

"berrito fk. ld berri2 (1)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga berrito oo kali ah:
  • Shalay, maanta, iyo berrito ayaa is wada weydaaran kara, oo midiba tan meesha kale geli kartaa, ilbaxnimada ama dib-u-dhaca ku duugan awgeed.
  • Golaha ammaanka ee Midowga Afrika ayaa la isugu yeeray inuu maalinta berrito ah isugu yimaadeen shir deg deg ah oo ku saabsan xaalada wadanka soomaaliya.