Qeexid
"(-dyo, m.dh) (baay.) Noolayaasha ku nool dhulka."
"(-dyo, m.dh) (baay.) Noolayaasha ku nool dhulka."
Wadaag:
(-nno, m.dh) Meel bannaan, dhir ku hareereysan oo degaan ku habboon, ruun.
m.l
Wadaag:
ld berrito. Maalinta maanta iyo saaddambe u dhexeysa.
B. dambe: maalinta b. xigta, saaddambe.
m.dh.fk
Wadaag:
Ninka tababaradka bilowga ah ku jira ee loo carbinayo sida gammuunka loo gano waxna loogu dilo.
m.l
Wadaag:
Maalinta markaas la joogo ayaanteeda saddexaad oo soo socota; saaddambe.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Qeyb guriga ka mid ah oo fadhi loogu tala galay. ld barsad, barso, bersad, berso.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Meel loo dhisay in ay biyo galaan oo lagu kaydsado.2.
m.dh
Wadaag:
(-yo, m.dh) Dir ka mid ah lafdhabarleyda sida raha. Berribiyoodka waxa lagu tiriyaa inay yihiin xayawaankii ugu horreeyey ee lafdhabarleyda ahaa ee dhulka ku noolaa, qaar badan oo astaamahooda ka mid ahina waxay muujinayaan inay qabatimeen nolosha berriga.
m.l.u
Wadaag: