Qeexid
"ld bersed."
"ld bersed."
Wadaag:
(-do, m.l) Lacag bir ah oo ka mid ah sarrifka rubbiyadda oo u dhiganta toban senti.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Qeyb guriga ka mid ah oo fadhi loogu tala galay. ld barsad, barso, bersad, berso.
m.dh
Wadaag:
Fuulid degdeg ah oo faras aan koora lahayn la fuulo. ld beersaarid.
m.dh
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Maalin bilaabasho, waagii baa bariyay.
f.mg1
Wadaag:
(-do, m.l) Nafley yar oo dhogor jilicsan oo hebed ah oo dadka la dhaqanta: waxay ku nooshahay jiir, shimbiro, hilib kale, caano; dinnad; dummad; mukulaal, yaanyuuro; basho.
m.dh
Wadaag: