Qeexid
"bey'ad m.dh (-do, m.l) Degaan. ld bii'ad."
"bey'ad m.dh (-do, m.l) Degaan. ld bii'ad."
Wadaag:
(kiim.) Iskudhis sii daaya ayoonka haydarogsayl, OH- , marka uu ku jiro milan biyood. Milannada beysyada ahi waxay leeyihiin pH ka sarreeya 7.
m.l
Wadaag:
Midab cad oo madow yari ku dheehanyahay oo ay yeeshaan lo'da, fardaha iyo riyaha.
m.l
Wadaag:
Nooc ka mid ah halaqyada waaweyn oo leh waabaayo halis ah.
m.dh
Wadaag:
Midab ciira boos ah oo caddaan xiggeen ah oo ay yeeshaan lo'da iyo fardaha. ld giircad.
m.l
Wadaag:
Midab ciira boos ah oo casaan yar ku dheehanyahay oo ay yeeshaan lo'da fardaha iyo riyaha. ld beyguduud.
m.l
Wadaag:
Ciyaar lagu tartamay, foorooyinkood iska soo gudid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Nooc ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed ka mid ah, oo leh jiib, jaan, sacab iyo biro la isku garaaco oo ragga iyo dumarku ay wada ciyaaraan.
ld beeraley.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Bir mindida u eg oo labada dhinac af ku leh oo buntukha afkiisa la suro.
m.dh
Wadaag:
(ld bis)
Erey lagu yiraahdo dameerka marka la doonayo in la joojiyo.
Erey loo jeediyo qof hawl hayey si uu u joojiyo. 3. B.tay baan ahay: waan liitaa.
m.dh
Wadaag:
B. ah: hanti baylah ah.
Keydka dhexe ee Dawladda Islaanka. ld baytammaal1, baytimmaal1, beytummaal1.
m.l
Wadaag:
Midab lo'aad ah, bey guduud ku dhafanyahay. ld beycas.
m.l
Wadaag: