Qeexid
"Midab cad oo madow yari ku dheehanyahay oo ay yeeshaan lo'da, fardaha iyo riyaha."
"Midab cad oo madow yari ku dheehanyahay oo ay yeeshaan lo'da, fardaha iyo riyaha."
Wadaag:
Nooc ka mid ah halaqyada waaweyn oo leh waabaayo halis ah.
m.dh
Wadaag:
(kiim.) Iskudhis sii daaya ayoonka haydarogsayl, OH- , marka uu ku jiro milan biyood. Milannada beysyada ahi waxay leeyihiin pH ka sarreeya 7.
m.l
Wadaag:
Midab ciira boos ah oo caddaan xiggeen ah oo ay yeeshaan lo'da iyo fardaha. ld giircad.
m.l
Wadaag:
Midab ciira boos ah oo casaan yar ku dheehanyahay oo ay yeeshaan lo'da fardaha iyo riyaha. ld beyguduud.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Bir mindida u eg oo labada dhinac af ku leh oo buntukha afkiisa la suro.
m.dh
Wadaag: