"(-rro, m.dh) Bey midab dacar ah ku dhafanyahay."
Wadaag:
Bey midab dacar ah ku dhafanyahay.
m.l
Guri; aqal.
Hal sadar oo maanso ah.
(-rro, m.dh) Usha dheer ee dhexda kaga taal geedka dacarta.
bey'ad m.dh (-do, m.l) Degaan. ld bii'ad.