Qeexid

"(kiim.) Iskudhis sii daaya ayoonka haydarogsayl, OH- , marka uu ku jiro milan biyood. Milannada beysyada ahi waxay leeyihiin pH ka sarreeya 7."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine