Qeexid
"Indhaha oo aan dhab loo kala qaadin oo muruqyadooda la adkaynayo wax ku eegid."
[-saday, -satay]
biciriirs aday
biciriirs atay
f.mg3"Indhaha oo aan dhab loo kala qaadin oo muruqyadooda la adkaynayo wax ku eegid."
Wadaag:
Eegitaan aan indhaha dhab loo kala qaadin iyadoo muruqyadooda la adkaynayo kolka aragtidoodu yartahay ama if xoog badani ka hor yimaado.
m.l
Wadaag:
Wax la kaydinayo hadba in ku kordhisasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax, wax kale ku daba xirasho.
Cid afduubid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Gaashi weyn, cad oo ku taal neef lo' ah oo midab aan caddaan ahayn leh.
Caro ama naxdin laga dareemo qofka wejigiisa. ld bariir.
m.dh
Wadaag:
Indho biniixin si wax aan si fiican u muuqan loo arko.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax si tiradoodu u badato uruurin.
Wax inta uu yahay wax kale oo la nooc ah ku kordhin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Jaad ugaarta waaweyn ka mid ah, leh midab dacar ah, geeso dhaadheer oo toosan,
m.l
Wadaag: