Qeexid
"bidaa'i m.l Bilow ah; aasaasi ah."
"bidaa'i m.l Bilow ah; aasaasi ah."
Wadaag:
Male aan hubaal ku dhisnayn. bidaar1 m.l Nin ay timaha bidaar ka gashay. ld bidaarle, bidaarre.
m.l
Wadaag:
Iin madaxa ragga gasha oo timaha hoosha ama wax yar ku reebta.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax bidaar ghashay noqosho. ld bidaarrow.
f.mg1
Wadaag:
(f.g) Wax dan moodid.
(f.g) Cid wax ku tuhmid.
(f.mg) Wax dabayl raacid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) Nin la leeyahay, aan xor ahayn oo sidii la doono loogu shaqeysto; addoon; cabiid.
m.l
Wadaag:
Qof wejigiisu waqooyi ku aaddan yahay dhankiisa ku toosan galbeed ee ay ku taal gacanta aan aad wax loogu qabsan.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (dii.) Dhaqan diimeed cusub oo aan diinta Islaanka ka mid ahayn oo lagu soo daro.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Bacaad yar ka dhasha dhul geedaha laga guray.
m.dh
Wadaag:
billaa fk. Erey lagu muujiyo waxa loo maleeyo in ay dhacayaan; laga yaabaa in; armaa. Tus. “Billuu keen?”.
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) (dii) Qof bidcinnimo ku sifoobay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-do, m.l) Haweeney la leeyahay aan xor ahayn oo sidii la doono loogu shaqeysto.
m.dh
Wadaag: