Qeexid
"(-oobay, -owday; -oobi) Wax bidaar ghashay noqosho. ld bidaarrow."
"(-oobay, -owday; -oobi) Wax bidaar ghashay noqosho. ld bidaarrow."
Wadaag:
Iin madaxa ragga gasha oo timaha hoosha ama wax yar ku reebta.
m.dh
Wadaag:
Male aan hubaal ku dhisnayn. bidaar1 m.l Nin ay timaha bidaar ka gashay. ld bidaarle, bidaarre.
m.l
Wadaag:
(-wyo, m.dh) Qof caqli badan oo arrimaha si tab iyo xeelad ku jirto u xalliya.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) (dii) Qof bidcinnimo ku sifoobay noqosho.
f.mg1
Wadaag: