Qeexid
"eeg bidcow."
"eeg bidcow."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (dii.) Dhaqan diimeed cusub oo aan diinta Islaanka ka mid ahayn oo lagu soo daro.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) (dii) Qof bidcinnimo ku sifoobay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(f.g) Wax dan moodid.
(f.g) Cid wax ku tuhmid.
(f.mg) Wax dabayl raacid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
budow1 m.l Ka hariwaayidda laga hariwaayo xaajo la bartay oo la qaayibay. ld budoobid. budow2 f.mg1 (-oobay, -owday; -oobi) Ka hariwaayid wax la bartay oo la qaayibay.
ld budow1. budow1 m.l Ka hariwaayidda laga hariwaayo xaajo la bartay oo la qaayibay. ld budoobid. budow2 f.mg1 (-oobay, -owday; -oobi) Ka hariwaayid wax la bartay oo la qaayibay.
m.f.dh
Wadaag:
bahow1 m.l ld bahoobid.
ld bahow1. bahow1 m.l ld bahoobid.
m.f.dh
Wadaag:
boogow1 m.l ld boogoobid. boogow2 f.mg1 (-oobay, -owday; -oobi) Boog yeelasho.
ld boogow1. boogow1 m.l ld boogoobid. boogow2 f.mg1 (-oobay, -owday; -oobi) Boog yeelasho.
m.f.dh
Wadaag: