Qeexid
"eeg bidhaanso. ld bidhaansad, bidhaansi."
"eeg bidhaanso. ld bidhaansad, bidhaansi."
Wadaag:
Wax bidhaantooda eegasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Muqaal meel fog laga arko.
Tiro aad u yar oo ari ah oo gaar u daaqa.
ld bidhaamid.
m.l
Wadaag:
Wax meel fog ka muuqasho.
Iftiin ama dhalaal yar meel ka birbirid.
f.mg1
-aamay, -aantay
Wadaag:
eeg qayladhaanso. ld cilladhaansad, cilladhaansasho, cilladhaansi.
m.f.dh
Wadaag:
egg dhadhanso. ld dhadhansad, dhadhansi, dhadhensad, dhadhensasho, d
m.f.dh
Wadaag:
eeg dawaanso. ld dawaansad, dawaansi, tawaansad, tawaansasho
m.f.dh
Wadaag: