Qeexid

"(f.g) Wax si hagar leh u sameyn."

Qeexid Xigta

(f.mg) Ka b.: wax dhanka bidix ka marid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive