Qeexid
"eeg bigee. ld bigays (2)."
"eeg bigee. ld bigays (2)."
Wadaag:
Sharrax, bilid, naqash, qurxin.
(sh.r) If, inta muuqda durbadiiba qarsooma; bilig.
B. dheh: carar meel si deg-deg ah looga tago.
m.dh
Wadaag:
(-llo, m.dh) (muus.) Qalab muusig hawada ku shaqeeya, labada dacal ka furan, leh daloolo sawdkeeda lagu codeeyo oo sida badan ay ciidammadu isticmaalaan, turumbo.
m.l
Wadaag: