Qeexid
"Faras, dameer iwm addimada dambe wax ku haraatin."
[-leeyay, -laysay]
biibbiile eeyay
biibbiile aysay
f.mg2"Faras, dameer iwm addimada dambe wax ku haraatin."
Wadaag:
Haraatida labada addin ee dambe iyadoo wada jira ay dameeruhu gadaal wax ugu dhuftaan.
Qalab noocyo badan leh oo carruurtu marka ay afuufaan luuq kala duwan bixisa.
ld biibbiilayn.
m.l
Wadaag:
Lacag biil ka dhigasho; masruufasho.
f.g3
-iishay, -iilatay
Wadaag:
Kharash maalmeed cid bixin; masaruufid.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Biqle samayn (dameer, faras, iwm).
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Cunto bisayl ka dhigid.
Arrin si aan go'aankeeda loogu dhibtoon u gogol xaarid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Iftiin kala googgo'an oo is daba jooga samayn.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Wax, wax aad u cad ka dhigid; qurxin.
f.g2
-feeyay, -feysay
Wadaag:
Naf, hanti iwm biime ka dhigid.
Isku b.: meel cabsi leh ama nabaddeeda la hubin kas iyo ogaal ugu bareerid.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag: