Qeexid
"Wax iib u raadin. ld beeci."
[-iyay, -isay]
biic yay
biic say
f.g2"Wax iib u raadin. ld beeci."
Wadaag:
ld beec. Qiimaha wax lagu iibinayo.
B. ah: wax iib u yaal.
m.l
Wadaag:
Wax beec u raadsasho. ld beecso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
D. ah: abuurista Eebbe wax ka soo jeeda.
D. ah: caadi.
m.l.kh
Wadaag:
Wax aad u yar.
B. ah: xarrago badan oo dharkiisu hab gaar ah u tolanyahay (qof).
m.l
Wadaag:
Warqadaha turubka inta u dhexeysa labaalaha ilaa shanlaha (ama tobanlaha).
Wax qiimo sidaa ah lahayn.
m.l.u
Wadaag:
Qodxo bir ah, noocyo kala duwan leh oo wax la iskula qabto.
Nooc ka mid ah gorgorka oo aad u dheereeya.
m.l
Wadaag:
Meel xirnayd in yar furid (albaab iwm). ld bishiici.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Biyo yar oo lagu qooyo galley, meseggo iwm marka la tumayo ama la shiidayo.
B. ah: midab aad u cad; qurux.
ld biifid.
m.l
Wadaag:
Badar, digir iwm oo la tumayo ama la shiiday biyo yar ku qoyn.
Caddayn, qurxin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Kharash maalmeed cid bixin; masaruufid.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
eeg biicso. ld beecsad, beecsasho, beecsi, biicsad, biicsi.
m.dh
Wadaag: