Qeexid
"Wax beec u raadsasho. ld beecso."
[-saday, -satay]
biics aday
biics atay
f.g3"Wax beec u raadsasho. ld beecso."
Wadaag:
ld beec. Qiimaha wax lagu iibinayo.
B. ah: wax iib u yaal.
m.l
Wadaag:
eeg biicso. ld beecsad, beecsasho, beecsi, biicsad, biicsi.
m.dh
Wadaag:
Si tarbiico leh isu taagid.
Derbi in yar isku tiirin.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax la kaydinayo hadba in ku kordhisasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Kala qaadid, kala qabasho (il iwm).
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Warqadaha turubka inta u dhexeysa labaalaha ilaa shanlaha (ama tobanlaha).
Wax qiimo sidaa ah lahayn.
m.l.u
Wadaag:
Wax aad u yar.
B. ah: xarrago badan oo dharkiisu hab gaar ah u tolanyahay (qof).
m.l
Wadaag:
Qodxo bir ah, noocyo kala duwan leh oo wax la iskula qabto.
Nooc ka mid ah gorgorka oo aad u dheereeya.
m.l
Wadaag:
Kharash maalmeed cid bixin; masaruufid.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Lacag biil ka dhigasho; masruufasho.
f.g3
-iishay, -iilatay
Wadaag:
B. ah: qof wax cabsi leh ama meel aan nabadgelyadeedu sugnayn u bareera. ld biimo.
m.l
Wadaag: