Qeexid
"Kharash maalmeedka ama bileed; masaruuf."
"Kharash maalmeedka ama bileed; masaruuf."
Wadaag:
Lacag biil ka dhigasho; masruufasho.
f.g3
-iishay, -iilatay
Wadaag:
Kharash maalmeed cid bixin; masaruufid.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Firdhinta biyo iwm sida dhibcaha roobka meel loogu firdhiyo.
Nin gabdhaha taataabta.
ld bilbilid.
m.l
Wadaag:
(-lal, m.l) Meesha yar oo godka xabaasha dhinaceeda hoose ku taal oo qofka dhintay la dhigo.
m.l
Wadaag:
ld beec. Qiimaha wax lagu iibinayo.
B. ah: wax iib u yaal.
m.l
Wadaag:
Qodxo bir ah, noocyo kala duwan leh oo wax la iskula qabto.
Nooc ka mid ah gorgorka oo aad u dheereeya.
m.l
Wadaag:
Wax aad u yar.
B. ah: xarrago badan oo dharkiisu hab gaar ah u tolanyahay (qof).
m.l
Wadaag:
Warqadaha turubka inta u dhexeysa labaalaha ilaa shanlaha (ama tobanlaha).
Wax qiimo sidaa ah lahayn.
m.l.u
Wadaag:
(-llo, m.dh) Qori yar oo xalleefsan mayrax iwm oo dalool yar la agu gufeeyo. ld bishil1.
m.l
Wadaag:
Haraatida labada addin ee dambe iyadoo wada jira ay dameeruhu gadaal wax ugu dhuftaan.
Qalab noocyo badan leh oo carruurtu marka ay afuufaan luuq kala duwan bixisa.
ld biibbiilayn.
m.l
Wadaag:
Dhaqaaleynta iyo tashiilidda hantida.
Quuddarraynta. ld dhabiilid.
m.dh
Wadaag:
Dareen uurkutaallo leh oo ku dhasha qof marka lagu sameeyo wax uusan raalli ka ahayn. ld ciifo.
m.l
Wadaag:
Faras, dameer iwm addimada dambe wax ku haraatin.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag: