Qeexid

"eeg biilo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga biilasho oo kali ah:
  • Wuxuu ii sheegay nin aannu maalintaas wada soconnay inay dadku biilashooda meel daaqad ah oo sare ka soo tuurayaan, dabeeeto ay halkaas iska fadhiisanayaan oo sugayaan goorta loo yeedho uun.
  • Anigu waxan ogaa 2009kii mar aan xafiiska dhexe ee Wakaaladda tagay, iyadoo dadku dhib wayn ku qabaan inay xataa biilashooda bixiyaan oo keliya.