Qeexid
"Ciyaar turub, haad la degey fas yar saarid."
[-dheeyay, -dheysay]
biindhe heeyay
biindhe heysay
f.g2"Ciyaar turub, haad la degey fas yar saarid."
Wadaag:
Sabuul qob ka qaadid.
Wax kala shaandhayn.
f.g2
-dheeyay, -dhaysay
Wadaag:
Qodxo bir ah, noocyo kala duwan leh oo wax la iskula qabto.
Nooc ka mid ah gorgorka oo aad u dheereeya.
m.l
Wadaag:
Turub, baandho ku samayn.
f.g2
-dheeyay, -dhaysay
Wadaag:
Wax, wax aad u cad ka dhigid; qurxin.
f.g2
-feeyay, -feysay
Wadaag:
Naf, hanti iwm biime ka dhigid.
Isku b.: meel cabsi leh ama nabaddeeda la hubin kas iyo ogaal ugu bareerid.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Jirro maskaxeed qofka ka dhigta mid fudud oo aan dagganayn.
(w) eeg biin.
m.l
Wadaag:
Qandho kicin. ld qandhi.
f.g2
-dheeyay, -dheysay
Wadaag:
Neef irmaan candho keenid.
Neef sid dhaweeyey gor yeelasho.
f.mg2
-dheeyay, -dhaysay
Wadaag: