Qeexid

"Dhasha sagaarada."

Qeexid Xigta

Qof aad fuley u ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga biiq oo kali ah:
  • Haddaba, qaybta kale ee ururradan oo isugu jira qaar xiirtay iyo kuwo bulbul leh waxay kala yihiin: Ucid-xiiqsane, Sahan-geeda-waayey, Ummad-oday-keliya, Hormood-habla-badane, Birsol-biiqay iyo Ilays-yare.