Qeexid
"(-xyo, m.dh) Qof aan dhibta ka waaban; qof firfircoon oo aan halista ka waaban. ld birjeex."
"(-xyo, m.dh) Qof aan dhibta ka waaban; qof firfircoon oo aan halista ka waaban. ld birjeex."
Wadaag:
(-bo/-byo, m.l) Bir, biraha kale lagu qabto oo ka kooban laba qalbac oo dhexda iska haysta oo marka gadaal la isaga qabto hore wax ka qabata; kalbad.
m.l
Wadaag:
Meereyaasha kan ugu weyn oo u dhexeeya farraare iyo raage; mushtar. ld cirjiir.
m.dh
Wadaag:
Wax intay ahaayeen ka badasho.
Ku b.: wax tiradooda kordhin.
Ku b.: cid ka mid noqosho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Neef sun ah oo ur gaar ah leh oo ceelasha aan muddo laga cabin marmar yeeshaan.
Wax aad u khamiiray.
Caano aad u dhanaan.
m.dh
Wadaag:
Cunto, lacag iwm oo in yarba meel laga keenay si loo siyo cid baahan.
m.dh
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Nooc qalimada ka mid ah oo khad fadhida ku jirto.
m.l
Wadaag:
Wax si tiradoodu u badato uruurin.
Wax inta uu yahay wax kale oo la nooc ah ku kordhin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax la kaydinayo hadba in ku kordhisasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax biir leh noqosho (biyo, caano iwm). biirqool1 m.l Hab gaar ah oo xarig loogu xiro qof ceel biir leh gelaya si haddii uu biiroodo dhaqsi loogu soo saaro.
f.mg1
Wadaag:
Wax biiri qabatay noqosho. Tus. “Cali waa biirooday”.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag: