Qeexid
"Wax biiri qabatay noqosho. Tus. “Cali waa biirooday”."
[-ooday, -ootay]
biiro oday
biiro otay
f.mg3"Wax biiri qabatay noqosho. Tus. “Cali waa biirooday”."
Wadaag:
Cunto, lacag iwm oo in yarba meel laga keenay si loo siyo cid baahan.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax biir leh noqosho (biyo, caano iwm). biirqool1 m.l Hab gaar ah oo xarig loogu xiro qof ceel biir leh gelaya si haddii uu biiroodo dhaqsi loogu soo saaro.
f.mg1
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Nooc qalimada ka mid ah oo khad fadhida ku jirto.
m.l
Wadaag:
Neef sun ah oo ur gaar ah leh oo ceelasha aan muddo laga cabin marmar yeeshaan.
Wax aad u khamiiray.
Caano aad u dhanaan.
m.dh
Wadaag:
Wax si tiradoodu u badato uruurin.
Wax inta uu yahay wax kale oo la nooc ah ku kordhin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax intay ahaayeen ka badasho.
Ku b.: wax tiradooda kordhin.
Ku b.: cid ka mid noqosho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax la kaydinayo hadba in ku kordhisasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Qodxo bir ah, noocyo kala duwan leh oo wax la iskula qabto.
Nooc ka mid ah gorgorka oo aad u dheereeya.
m.l
Wadaag:
ld beec. Qiimaha wax lagu iibinayo.
B. ah: wax iib u yaal.
m.l
Wadaag: