Qeexid
"(-oobay, -owday; -oobi) Wax biir leh noqosho (biyo, caano iwm). biirqool1 m.l Hab gaar ah oo xarig loogu xiro qof ceel biir leh gelaya si haddii uu biiroodo dhaqsi loogu soo saaro."
"(-oobay, -owday; -oobi) Wax biir leh noqosho (biyo, caano iwm). biirqool1 m.l Hab gaar ah oo xarig loogu xiro qof ceel biir leh gelaya si haddii uu biiroodo dhaqsi loogu soo saaro."
Wadaag:
Cunto, lacag iwm oo in yarba meel laga keenay si loo siyo cid baahan.
m.dh
Wadaag:
Wax biiri qabatay noqosho. Tus. “Cali waa biirooday”.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Neef sun ah oo ur gaar ah leh oo ceelasha aan muddo laga cabin marmar yeeshaan.
Wax aad u khamiiray.
Caano aad u dhanaan.
m.dh
Wadaag:
Wax si tiradoodu u badato uruurin.
Wax inta uu yahay wax kale oo la nooc ah ku kordhin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax intay ahaayeen ka badasho.
Ku b.: wax tiradooda kordhin.
Ku b.: cid ka mid noqosho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Nooc qalimada ka mid ah oo khad fadhida ku jirto.
m.l
Wadaag:
Wax la kaydinayo hadba in ku kordhisasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Nooc ka mid ah qaadka ka baxa dalka Kenya.
Nooc tubaakada ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Warqadaha turubka inta u dhexeysa labaalaha ilaa shanlaha (ama tobanlaha).
Wax qiimo sidaa ah lahayn.
m.l.u
Wadaag: