Qeexid
"Qof ceel biir leh gelaya si haddii uu biiroodo dhaqsi loogu soo baxsho, hab gaar ah xarig ugu xirxirid."
[-oolay, -ooshay]
biirqool2 olay
biirqool2 oshay
f.g1"Qof ceel biir leh gelaya si haddii uu biiroodo dhaqsi loogu soo baxsho, hab gaar ah xarig ugu xirxirid."
Wadaag:
Qof la biirqoolay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Duhur, socod gelid. ld boqool2.
f.mg1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Nooc qalimada ka mid ah oo khad fadhida ku jirto.
m.l
Wadaag:
Wax si tiradoodu u badato uruurin.
Wax inta uu yahay wax kale oo la nooc ah ku kordhin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Suun ama xarig siriq u samayn.
Cid khayaameyn.
f.g1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Kharash maalmeed cid bixin; masaruufid.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Cunto, lacag iwm oo in yarba meel laga keenay si loo siyo cid baahan.
m.dh
Wadaag:
Neef sun ah oo ur gaar ah leh oo ceelasha aan muddo laga cabin marmar yeeshaan.
Wax aad u khamiiray.
Caano aad u dhanaan.
m.dh
Wadaag:
Wax intay ahaayeen ka badasho.
Ku b.: wax tiradooda kordhin.
Ku b.: cid ka mid noqosho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax biiri qabatay noqosho. Tus. “Cali waa biirooday”.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax biir leh noqosho (biyo, caano iwm). biirqool1 m.l Hab gaar ah oo xarig loogu xiro qof ceel biir leh gelaya si haddii uu biiroodo dhaqsi loogu soo saaro.
f.mg1
Wadaag: