Qeexid
"eeg biirqool2."
"eeg biirqool2."
Wadaag:
Qof ceel biir leh gelaya si haddii uu biiroodo dhaqsi loogu soo baxsho, hab gaar ah xarig ugu xirxirid.
f.g1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Qof la biirqoolay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Wax aad u yar.
B. ah: xarrago badan oo dharkiisu hab gaar ah u tolanyahay (qof).
m.l
Wadaag:
Neef sun ah oo ur gaar ah leh oo ceelasha aan muddo laga cabin marmar yeeshaan.
Wax aad u khamiiray.
Caano aad u dhanaan.
m.dh
Wadaag:
Cunto, lacag iwm oo in yarba meel laga keenay si loo siyo cid baahan.
m.dh
Wadaag:
Wax si tiradoodu u badato uruurin.
Wax inta uu yahay wax kale oo la nooc ah ku kordhin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Nooc qalimada ka mid ah oo khad fadhida ku jirto.
m.l
Wadaag:
Wax intay ahaayeen ka badasho.
Ku b.: wax tiradooda kordhin.
Ku b.: cid ka mid noqosho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: