Qeexid
"(-hyo, m.dh) ld dooh bibanji."
"(-hyo, m.dh) ld dooh bibanji."
Wadaag:
(-hyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu cayaaro dhinac labo dhibcood ku leh, dhinaca kalena ku leh shan dhibcood. ld dooh-bibanji.
m.l
Wadaag:
(-hyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag galay dhinac hal dhibic ku leh, dhinaca kalena laba dhibcood ku leh. ld dooh biyeeg.
m.l
Wadaag:
(-hyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talagalay dhinac ka cad, dhinacna laba dhibcood ku leh. ld dooh-bicaddaan.
m.l
Wadaag:
(-do, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac min shan dhibcood ku leh. ld banjiyad.
m.dh
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag galay dhinac hal dhibic ku leh, dhinaca kale na shan dhibcood. ld banji-biyeeg, biish biyeeg, yeeg-bibanji.
m.l
Wadaag: