Qeexid
"(-do, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac min shan dhibcood ku leh. ld banjiyad."
"(-do, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac min shan dhibcood ku leh. ld banjiyad."
Wadaag:
Neef la rabay in la ogaado kolkuu dhalayo, oo cidla ku dhala.
Arrin aan sidii la rabay noqon oo aan lagu liibaanin.
ld bashiishasho.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Suun la xirto oo leh jeeb ama laba oo lacagta iwm. lagu rito. ld kiisad.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Bir yar, qoolaaban oo buntuqa xaggiisa hoose ku samaysan oo dib farta loogu riixo marka buntuqa xabbad laga ridayo.
m.dh
Wadaag:
Dhagax dubnadeed oo wajiga cayaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac min lix dhibcood ku leh.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Mid ka mid ah daloollada loo yeelo aqallada iwm oo ay iftiinka iyo naacawdu ka soo galaan; khalfad.
m.dh
Wadaag: