Qeexid
Biito ciyaarid.
[-saday, -satay]
f.mg3Biito ciyaarid.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Guuguun. ld biitaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld biitaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg biitayso. ld biitaysad, biitaysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Cunto bisayl ka dhigasho.
Qeexid Xigta: Arrin u gogol xaarasho si aan go'aan qaadashadeeda loogu dhibtoon.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Ciyaar-carruureed fadhiga lagu dheelo, oo inta lugaha la fidiyo, wax la tiriyo oo qofka ay tiradaasi ku dhammaato lugihiisa mid laabo; guunguun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax beec u raadsasho. ld beecso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Hanti la boobayo in yar ka qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax la kaydinayo hadba in ku kordhisasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Bun la shiilay cunid.
Qeexid Xigta: Saliid ama subag bun lagu shiilay marsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Waalid sasabasho (carruur).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Haweenwy uur leh oo sidda dhaweysay si ay samo ugu dhasho alla bari samayn; kuraysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Cid qaraabeysasho.
Qeexid Xigta: Cid gaashaanbuuro la yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: bii'ad m.dh ld bey'ad.